Wararka

Madaxweyne Farmaajo: “Wixii kasoo baxa shirka Dhuusamareeb waxaan la wadaagayaa Baarlamaanka”+Sawirro.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Shirka Wadatashiga heer Federaal...

Dowladda Iran oo Ka digtay khatarta ka dhalan karta heshiiska dhex maray Israel iyo UAE.

Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa sheegay in tallaabada ay qaadday dawladda Emirate-ka  oo ay ku sheegtay in ay xiriir  la yeelanayso Israel ay tahay arrin khatar...

DFS oo dalka kusoo celisay maxaabiis ku xernayd Tanzania. “Sawirro”

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay maanta dalka dib ugu soo celiso 17 muwaaddin, kuwaas oo u badnaa maxaabiis laga soo daayay xabsiyo...

Nuxurka khudbaddii Madaxweynaha JFS uu ka horjeediyay Golaha Shacabka Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta khudbad ka horjeediyay Golaha Shacabka, isagoo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee iminka dalka uu...

Xuska sanad-guuradii 14-aad ee Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb+Sawirro.

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor) ayaa Magaalada Dhuusamareeb uga qaybgalay munaasabadda 14 Sano guuradii ka soo wareegtay aas -...

Ugu Akhris Badan