Maamulka dagmada Hobyo oo mamnuucay gadashada dhulka danta guud ee dagmadaasi.

Date:

Waraaq ka soo baxday xaafiiska guddoomiyaha dagmada Hobyo Cabdulaahi axmed Cali Fat ayaa soo saarayqoraal uu ku ogaysiinayo laamaha Amniga Galmudug iyo kuwa dowladda federaalka ah in la mamnuucay In la kala gato dhulka danta guud ee dagmada Hobyo.

Amarkaan ayaa sidoo kale maamulku ku joojiyay dhismaha dhul daaqsimeedka deegaannada dagmada Hobyo hoos yimaada oo in badan ay ka dhasheen xiisado colaadeed.

Wareegtadaan Maamulka dagmada soo Saaray ayaa ku soo aaday ka dib markii dhawaan ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo Booliiska ay howlgallo ka sameeyen dagmada Hobyo iyo deegaanno hoos yimaada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo dhagax dhigay masjid laga dhisayo Madaxtooyada

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya

Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Dhuusamareeb uga qeyb galay Madasha Maan-tashano

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane...