Wararka

Wasiirrada Kalluumeysiga DFS iyo Dowlad Gobaleedyada oo shir ku yeeshay Muqdisho+Sawirro.

Sii hayaha Wasiirka kalluumeysiga iyo khayraadka Badda Dowladda Federaalka, mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa guddoomiyay shir maanta Muqdisho ku dhex maray wasiirrada Kalluumeysiga heer...

Xoogga dalka oo fashiliyay qaraxyo ay maleegayeen Argagaxisada.

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa gacanta ku dhigay miinooyinka dhulka lagu aaso , kuwa lagu xiro gaadiidka iyo aalado kala duwan oo laga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray mashaariic cusub “Sawirro”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarigga ka jaray xarunta Hooyada iyo dhallaanka MCH-ka Degmada Kaxda...

Qaban qaabadii ugu dambeysay iyo shirka Dhuusa-marreeb.

Magaalada Dhuusamareeb waxaa ka soconaya qaban qaabadii ugu dambesay furitaanka ee shirka wadatashiga madaxda qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ee looga arrinsanayo arrimaha...

Wasiir Goodax iyo wafdi uu hoggaanimayo oo saakay ku wajahan Gobolka Gedo.

Wafdi uu hoggaaminayo sii  hayaha xilka Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya, Cabdulaahi Goodax Barre ayaa lagu wadaa inuu gaaro Gobolka Gedo,...

Ugu Akhris Badan