Shirka Wadatashiga istiraatijiyadda kheyraadka Biyaha oo maalintii labaad galay+Sawirro.

Date:

Shirkani wadatashiga sameynta istiraajiyada maareynta kheyraadka biyaha heer federal iyo dowlad goboleedka ayaa galay maalintii labadaa waxaa ka qeyb-galaya Sii Hayaha wasiirka tamarta iyo kheyraadka biyaha dowladda Soomaaliya Fowsiyo Maxamed Sheekh ,xubno ka socday dowlad goboleedyada dalka iyo sii hayaha wasiirka garkaarka iyo maareynta biyaha xukumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Saciid xamsa.

Wasiirada tamarta dowlad goboleedyada dalka ayaa waxa ay sheegeen in baahiyaha dhinaha biyaha ka jira gobolada dalka ay u baahanyihiin siyaas mideysan oo dhaqan gasha si loo gaaro hanaanka isku filnaashaha biyaha dalka oo dhan

Sii hayaha wasiirka tamarta iyo kheraarka biyaha dowladda Soomaaliya Fowsiyo Maxamed Sheekh ayaa sheegtay in qorsha hormarinta kheyraad biyaha uu ka kooban yahaya ilaa afar qodob isla markaan wajigii kowaad uu soo bilaawday sanadkii tagay 2019.

“Shirkaan istiraajiiyada maareynta kheyraadka biyaha wajigiisa kowaad waxa uu soo bilaawday  sanadkii tagay 2019 wajiga labaadne waxaan bilaawnay bilaawga sanadkaan hase ahaatee waxaa rabnaa siyaasad dalkaan wax u tarta si dalka oo dhan aan u gaarsiino biya nadiifah”ayay tiri sii hayah wasiirka tamarta marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh.

Sii hayah wasiirka gar gaarka iyo maareynta masiibooyinka xukumada federaalka Soomaaliya oo ka mid aha aka qey-galayaasha ayaa sheegay in laga faa’iideysan isticmaalka biyaha maadaama sanad gudahiisa dalka ay ka dhaceen fatahaad tiro ka badan sedex jeer.

“Kow iyo toban bilood gudahooda waxaa dalka ka dhacay sedex fatahaad waana sabab aan sidii loogu talagalay aan looga faa’ideysan kheyraadka biyaha marka dowladda oo ay wasaaradu ugu horeysa waxaa laga rabaa siyaasad mideysan.

 

           

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...