Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo soo dhaweyn ah xalay ugu sameeyay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga...
Dood cilmiyeed looga hadlayay Xaaladda Af Soomaaliga ee dhinac Maamulka iyo ganacsiga, ayna soo qabanqaabisay Akadeemiye Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa lagu qabtay barta Zoomka...