Wararka

Sii hayaha Ra’isul wasaaraha dalka oo kormeeray xabsiga dhexe ee Xamar.

Sii hayaha Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) ayaa maanta kormeeray Xabsiga Dhexe ee dalka kaasi ee uu ugu kuur galayay xaalada...

Turkiga oo Dowladda Soomaaliya ku wareejiay gaadiid dagaal.

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa dowladda Turkiga kala wareegtay gaadiid dagaal oo loogu tala-galay inay ku howl-galaan ciidanka xoogga dalka Soomaliya. Gaadiidkan oo gaaray illaa 12...

Ciidanka Xoogga oo Shabeellaha Hoose ku dilay horjoogayaal ka tirsan argagixisada Al-shabaab.

Ciidanka kumaandooska ayaa howl-gal ay ka sameeyeen deegaanka daarusalaam gobolka shabeelada hoose ku dilay maleeshiyaad iyo horjoogayaal argagixisada katirsan. Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska...

Wasiir Maareeye oo maanta tababar u furay qaar ka mid ah shaqaalaha warbaahinta dowladda.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Mohamed Abdi Hayir Mareye, ayaa tababar aqoon kororsi ah u furay qaar ka mid ah howl wadeennada...

Munaasabad loogu mahadceliyay Madaxda Galmudug oo Dhuusamareeb Lagu qabtay.

Munaasabad ballaaran oo lagu Taageerayay mirihii ka soo baxay shirkii wadatashiga ee Dhuusamareeb Saddax ayaa xalay lagu qabtay fagaaraha Shiirkole ee magaalada Dhuusamareeb.Munaasabaddan waxaa...

Ugu Akhris Badan