Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed “Way dhamaatay sedexdii maalin ee loo qabtay in ay isku soodhiibaan Ciidamada TPLF”.

Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in sadax cisho oo loo qabtay in ciidanka TPLF ay isku dhiibaan ciidamada Qaranka ay maanta dhamaatay. Fariin ka...

Warsiika Qorsheynta JFS oo Kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNFPA ee Soomaaliya+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa barnaamijyada hay'adda UNFPA Somalia Mr Andres Thomson. Kulanka oo ahaa mid...

Dalka Peru oo todobaad gudihiis magacaabay Madaxweynihii 3-aad.

Baarlamaanka dalka Peru ayaa madaxweyne cusub u doortay sharci-dejiye lagu magacaabo Francisco Sagasti  si loo helo xal siyaasadeed oo lagu dejiyo xiisadda cakiran ka...

Dowlada Itoobiya oo Duqeymo cirka ah ka fulisay Caasimada Tigray ee Waqooyiga Dalkaasi isla markaana diiday baaqyada dhexdhexaadinta.

Diyaaradaha dagaalka ee Dowlada Itoobiya ayaa duqeeyay magaalo madaxda gobolka Tigreega ee xasarada ka taagan, ilo wareedyo dhowr ah ayaa sheegay, iyadoo dowladda federaalka...

Madaxweyne Donald Trump oo qorsheynayey weeraro ka dhan ah dalka Iiraan.

Madaxweyne Donald Trump ayaa ku fakaray in uu weeraro goobta ugu weyn ee nukliyeerka Iran isbuucii la soo dhaafay laakiin ugu dambeyntii wuxuu go’aansaday...

Ugu Akhris Badan