Wararka

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoowe+(SAWIRRO).

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaa oo si ballaaran...

Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xubnaha Golaha Adeegga Garsoorka iyo Guddiga Madaxabanaan ee la dagaallanka musuq maasuqa+(SAWIRRO).

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay Kalfadhiga 8-aad kulankiisa 6-aad ayaa ugu horeyn Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta kormeeray xaruumaha Caddaaladda iyo Garsoorka dalka+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta kormeer shaqo ku tagey xarumaha Caddaaladda iyo Garsoorka dalka ayaa sheegay in dowladdu...

Madaxweynaha K/galbeed oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Shabeellah Hoose.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, isago...

Hay’adaha Dastuurka oo kulan la yeeshay Golaha Sharci Dajinta Hirshabelle+(SAWIRRO).

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS, Guddoga Lasocodka Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...

Ugu Akhris Badan