Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

Dagaal culus oo ka socda magaalada Shire oo u dhaw xadka dalka Eritrea.

Dagaal culus ayaa ka soconaya magaalada Shire ee waqooyiga Itoobiya halkaas oo ay ku dagaalamayaan ciidanka dowlada iyo TPLF. Wararka laga helayo shaqaalaha gar-gaarka ayaa...

Guddoomiye ku-xigeennada cusub ee Gobolka Banaadir oo si rasmi ah xilalkooda ula wareegay+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa maanta xilalka u kala wareejiyey Guddoomiye ku-xigeenada Cusub ee Gobolka...

Wasiirka Warfaafinta oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Cumar Carte Qaalib.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa uga tacsiyadeeyay Ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo daah-furay barnaamijka mahadnaqa qorayaasha iyo daahfurka aaladeynta manhajka Qaranka.

Munaasabadda oo loogu mahadnaqayay Qorayaasha laguna Daahfurayay aaladeynta Manhajka Qaranka ayaa lagu qabtay xarunta Murtida iyo Wacyigelinta ee tiyaatarka Qaranka. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb...

Xaflad lagu Daahfurka Aaladeynta Manhajka Qaranka oo si toos ah uga socota Muqdisho

Madaxda dowladda iyo qaar ka mid ah xubnaha labada gole ee Jamhuuriyadda Fedeaalka Soomaaliiya ayaa ka qeybgalaya xaflad ka socota xarunta murtida iyo madadaalada...

Ugu Akhris Badan