Wararka

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo abaalmarino guddoonsiiyay dhallinyaro tartan orod loo qabtay+(SAWIRRO).

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa abaalmarin guddoonsiiyey orodyahanada kaalmaha hore ka galay tartanka Orodka...

(DAAWO) Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyey Geerida -Alle ha u naxariistee- Ra’iisul Wasaare Cumar Carte Qaalib.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, Qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka...

(AKHRISO) Taariikh Nololeedkii Alaha u naxariitee Ra’iisul Wasaare Cumar Carte Qaalib.

Waa Kuma Cumar Carte Qaalib ? (Taariikh kooban ) Cumar Carte Qaalib , waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sannadkii 1930 , waxaana uu waxbarashada hoose/dhexe...

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Allaha u Naxariistee Ra’iisul Wasaare Cumar Carte Qaalib.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Dagaal culus oo ka socda magaalada Shire oo u dhaw xadka dalka Eritrea.

Dagaal culus ayaa ka soconaya magaalada Shire ee waqooyiga Itoobiya halkaas oo ay ku dagaalamayaan ciidanka dowlada iyo TPLF. Wararka laga helayo shaqaalaha gar-gaarka ayaa...

Ugu Akhris Badan