Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo madax kale oo ka qeyb galay kulan qado ah oo loogu sameeyay Garoowe+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magaaladda Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland uga qeyb galay...

Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixiyey Golaha Xukuumadda Federaalka,...

UK oo si rasmi ah uga baxday midowga Yurub sanadkan curtay ee 2021

Ku dhawaad 50 sano oo UK ay qeyb ka ahayd midowga Yurub ayaa xalay soo afjarantay kadib markii ay si rasmi ah uga baxday...

Ciidanka Itoobiya oo helay 13 gantaal lagu qariyay qeybo ka mid ah magaalada Mekelle.

Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in ay heleen 13 gantaal oo lagu qariyay baqaar si gaar ah loo leeyahay oo ku yaala magaalada Mekelle ee...

Wasiirka Diinta ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka warbixiyay waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda+(SAWIRRO)

Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Saalax Shariif Sayid-Cali ayaa sheegay in Wasaaraddu ay kaalin weyn ka geysatay in kutubo...

Ugu Akhris Badan