Wararka

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeeray Dekedda Muqdisho+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Dekedda Muqdisho oo kamid ah ilaha muhiimka ah ee...

Qeybo ka mid ah Gobolka Tigrey ee Waqooyiga Itoobiya oo adeegii Isgaarsiinta ka shaqo bilaabay.

Shirkada kaliya ee taleefanada ee ka jirta Dalka itoobiya ee lagu magacaabo Ethio -telecom ayaa sheegtay in adeegii taleefanada qeybo ka mid ah gobalka...

Xasuuqii Hotelka Shaamow Maanta oo kale 3da December 2009kii waxaa ku dhintay indhihii bulshada Soomaaliyeed.

Maanta oo kale (3-da December) ee sandkii 2009 waa maalin dadka Soomaaliyeed aanan marnaba dareenkooda hilmaami doonin xasuuqii ka dhacay hotelka shamoow ee magaalada...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb-galay shirka wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika+(SAWIRRO).

Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda oo aaladda fogaan aragga uga qeyb-galay shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen wasiirrada arrimaha dibadda Afrika Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baladweyne,isagoo u kuurgalaya xal u helidda arrimaha ka taagan gobolkaasi+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaarrada Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, General Mukhtaar Xusseen Afrax iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay deegaannada ay colaaduhu ka jiraan...

Ugu Akhris Badan