Wararka

Horjoogayaashii Argagixisada u qaabilsanaa sameynta qaraxyada oo lagu qaarajiyay Jubbada Hoose.

Ciidamada Xooga dalka ayaa how-gal qorsheysan oo ay ka sameeyeen degmada jilib ee gobolka jubada dhexe ku dilay qaar ka mid ah horjoogayaashii maleeshiyaadka...

Dowladda Federaalka Soomaaliya u gubsiay IGAD dacwad ka dhan ah Dowladda Kenya.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa u gudbisay urur goboleedka igad dacwad rasmi ah oo ay uga ashtakoonayso xadgudubyadda dowladda kenya ay kula kacday madaxbanaanida jamhuriyadda...

Madaxweyne Farmaajo oo xalay casho sharaf u sameeyay guddoonka baarlamaanka Galmudug+(SAWIRRO).

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa casho sharaf ku maamuusay xildhibaannada iyo guddoonka baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug. Casho sharaftan oo ku qabsoomtay...

Ciidanka xoogga oo bur buriyay Saldhigyo Al-shabaab ay ku lahaayeen Gobolka Bakool.

Howl-galkan ciidamada ururka 260-aad guutada 9-aad qeybta 60-aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen deegaannada kala ah Dhurey ,Kurta Arbasale oo hoos...

Abiy ahmed oo sheegay in adeegii isgaarsiinta Mekelle oo go,naa mudo bil ka badan la soo celiyay kadib markii uu booqday magaalada

Ra’isulwasaaraha itoobiya ayaa sheegay in korontadii iyo isgaarsiinta taleefanada magaalada Mekelle  ee xarunta ismaamulka Tigray la soo celiyay kadib markii la dayac tiray. Abiy Ahmed...

Ugu Akhris Badan