Wararka

Imtixaanka Garsoorayaasha Galmudug oo la daah furay+(SAWIRRO).

Madaxwayne ku-xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si wadajir ah u daah-furay Imtixaanka Garsoorayaasha...

Wasaaradda Caafimaadka Koofur Galbeed oo agab looga hortago COVID-19 kala wareegtay AMISOM+(SAWIRRO).

Daawadaan oo ka kobneyd nuucyo kala duwan oo loogu talagaley in lagula tacaalo Cudurka Safmarka ee COVID-19 iyo Cuduro kale ayaa waxaa Ciidanka AMISOM...

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo sagootiyay ciidan tababar loogu qaaday Turkiga+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Muqdisho ka Sagootiyay cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Gor Gor oo tababar ku soo...

UK oo galeysa xayiraad cusub oo karoonaha la xiriirta kadib markii ay badatay tirada dadka uu cudarka soo ridanayo

16 bishaan December oo ku beegan arbacada waxaa qeybo ka mid dalka UK oo ay ku jirto magaalada caasumada ee London ka dhaqan galaya...

War degdeg ah: Dowladda Soomaaliya oo xiriirka u jartay Kenya

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyada oo ka duuleysa madaxbannaanideeda qarannimo ee uu dammaanad qaadayo xeerka iyo qaanuunka caalamiga ah, gudanaysana waajibka dastuuriga ah ee ka...

Ugu Akhris Badan