Wasaarada caafimaadka JFS oo soo saartay xogta Karoona 48-saac ee ugu danbeysay

Date:

Wasaaradda Caafimaadka xukumada federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay xogta ku saabsan Karoonaha ee ugu danbeysay guud ahaan dalka

Xogtaan oo soo baxday 20th February ayaa muujineysa kiisaska cudurka ay kordheen

Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,338

o Laga Helay: 257

o Banadir:       255

o Galmudug:     1

o Hirshabelle:    1

o Lab:               183

o Dhedig:           74

o Dhimasho:      15

o Bogsashada:    0

Tirada Guud ee Laga Helay: 5,889

Bogsashada Guud: 3,757

Dhimashada Guud: 194

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Waxbarashada XFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay dhiggiisa Dalka Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda...

Wasaaradda Waxbarashada oo dib u dhistay Iskuulkii Farsamada Gacanta Maxamuud Axmed Cali ee degmada Kaaraan

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka...

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah ku tegay Dalka Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...