Wararka

Shirkadda Safe Air oo duulimaadyo ka bilowday Muqdisho+(SAWIRRO).

Diyaaraddan oo ay leedahay Shirkadda Safe Air Company ‘SAC’ ayaa duulimaadyo ka sameysa dalalka caalamka. Munaasabadda bilowga duulimaadka Safe Air ee Muqdisho ayaa waxaa ka...

Haweenka Hirshabeelle oo taageeray guddoonka cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle+(SAWIRRO).

Kulankani ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah Haweenka Hirshabeelle ee ku nool magaalada Jowhar ayaa u jeedkiisu ahaa taageeridda guddoonka Baarlamaanka Hirshaeelle oo...

Masuuliyiin ka tirsan Koofur Galbeed oo Baydhabo ku soo dhaweeyey wafdi uu hogaaminayo wasiirka dastuurka XFS.

Wafdi uu hogaaaminaayo wasiirka Dastuurka Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta gaarey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Goboka Baay. Wafdiga Wasiirka Waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soodhaweyay,...

Aqoon isweydaarsi looga hadlayey qoondada haweenka ee siyaasadda dalka oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Xarunta Cilmi barista iyo hormarinta aadanaha ayaa muqdisho ka furtay tababar ku saabsan xaqiijinta qoontada haweenka ay leeyihiin labada aqal ee barlamaanka.  Aqoon isweydaarsigaan ayay...

Jadwalka doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle oo la soo saaray.

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle ayaa goordhow soo saaray jadwalka doorashada Madaxda Hirshabelle. Gudiga ayaa shaaciyay Xiliga Rasmiga ah ee Jadwalka waxaana Araaji...

Ugu Akhris Badan