Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyay shir muhiim ah oo u dhexeeyay Soomaaliya iyo Midowga Yurub+(SAWIRRO).

Sida uu dhigayo qodobka 8aad ee heshiiskii Cotonou, dowladda federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa Muqdisho ku yeeshay kulan wadaxaajood siyaasadeed ah 11 November...

Dowlada Ethiopia oo burburisay goobo muhiim u ah ciidanka gobolka Tigreega.

Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ay burburisay goobo muhiim u ahaa ciidanka gobalka Tigreega ee TPLF Taliyaha ciidanka cirka Ethiopia Sareeye Gaas Yilma Merdassa  ayaa...

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo loo doortay Yuusuf Dabageed.

Mudanayasha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa Madaxweyne ku-xigeen u doortay Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed kaddib markii uu helay 87 cod, halka musharaxa la tartamayay Maxamed...

Waxaa goor dhaw Magalaada Jowhar lagu doortay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabelle+(SAWIRRO).

Waxaa so idlaaday tirintii codadkii la qaaday ee doorashada Madaxweynaha Hirshabelle waxaana codeynta ku guuleystay Ali guudlaawe xuseen oo codadkii ugu badnaa helay, 99...

Saraakiil ka tirsan ciidanka Itoobiya oo xabsiga loo taxaabay.

17 sarkaal oo ka tirsan ciidanka federaalka Itoobiya ayaa la xiray kadib markii la sheegay in ay ku kaceen falal xasiloonida lid ku ah. Sida...

Ugu Akhris Badan