Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho kula kulmay Ku-xigeenka Wakiilka QM ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki Gbeho, oo...

Wararkii ugu dambeeyay ee dalka Afqanistaan

Kumannaan qof oo doonaya in ay ka baxaan dalka Afqaanistaan ayaa waxay wali ku xanniban yihiin garoonka diyaaradaha ee magaalada Kabul. Ugu yaraan 20 qof...

Ciidanka ilaalada xeebaha Tunuusiya oo gacanta ku dhigay kooxo dadka Tahriibiya

Ciidanka ilaalada xeebaha Tunuusiya ayaa soo qab qabtay 11 kooxood oo Tahriibeyaal ah kuwaas uu 129 ka mid ahi u dhasheen dalka Tunuusiya halka...

Ciidanka xoogga dalka oo ka hortegay weerar ay Argagixisadu ku qaaday Camaara

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa ka hortagay weerar ay saakay argagixisada Al-Shabaab ku qaadeen Saldhiga Ciidanka Xooggu ku leeyihiin magaalada Camaara ee Koonfurta Gobolka...

Akhriso: War-saxaafadeed laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shir labadii maalmood ee lasoo uga socday magaalada Muqdisho, kaasi oo heshiis looga gaaray habraacyada doorashooyinka dalka. War-murtiyeedka...

Ugu Akhris Badan