Wararka

Barnaamij bulshada loogu baraarujinayay ilaalinta dhismayaasha Danta guud oo lagu soogabagebeeyay Cadaado

Dhismayaasha Maxkamada degmada Cadaado iyo dugsiga sare ee laga dhisaayo magaalada ayaa ka socda Wasaaradda arrimaha Guddaha Galmudug iyo kan degmada Cadaado oo iskaashanaya...

MADAXWEYNE CALI GUUDLAAWE OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRU DOWLIHII WARFAAFINTA HIRSHABEELLE

INNAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi u diray eheladii, qaraabadii, qoyskii iyo Shacbiga  Hirshabelle ee...

RW Rooble oo bayaan ka soo saaray qoraalkii ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha

Kadib markii uu Ra’iisul Wasaaruha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ka arkay Warbaahinta Warqad baalmarsan Shuruucda dalka oo ka soo baxday Xafiiska Madaxwaynaha, wuxuu...

Danjire Cawaale Cali Kullane oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay xiriirka Shiinaha iyo Carabta

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa ka qayb galay kalfadhigii 9-aad oo ku saabsan dood-wadaag xoogga lagu saarayay xariirka Shiinaha...

Tuugo dadka baad kaga Qaadi jirtay magaca Argagixisada Al-Shabaab oo

Maxamed Cali Cabdi Isxaaq iyo Axmed Yaasiin Xaaji Gaabow, oo loo haystay in ay dadka baad kaga Qaadi jireen magaca argagixisada Al-shabaab, kuwaa Afduubka...

Ugu Akhris Badan