Wararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay guddiga xaqiijinta Qoondada Haweenka

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee uu Magacaabay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda...

Xubno ka tirsan Kooxda Daalibaan oo Qarax lala beegsaday

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay, 19 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo kala duwan oo Maanta  ka dhacay magaalada Jalalabad ee bariga...

Ra’iisal wasaare Rooble oo guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha oo Xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranku ku soo bandhigay...

Mareykanka oo qirtay in duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Kabul ay carruur ku laayeen

Duqeyn ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ka fuliyeen magaalada Kabul bishii hore ayaa lagu dilay ilaa 10 qof oo rayid ah, oo ay ku...

Guddiga doorashooyinka Hirshabeelle oo war kasoo saaray cabasho laga gudbiyay

Guddiga doorashooyinka Hirshabeelle ayaa ka jawaabay cabasho ay soo gudbiyeen xildhibaano ka mid ahaa musharaxiintii u tartamayay xilkaasi oo ay sheegeen in gudoomiye ku...

Ugu Akhris Badan