Wararka

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo sagootiyay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo muddo xileedkiisa shaqo ay dhammaatay “SAWIRRO”

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta oo Sabti ah, xarunteeda Caasimadda Muqdisho, lagu qabatay xaflad lagu sagootinayay Mudane Qin Jian, Safiirka Jamhuuriyadda...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan go’naanshiyaha Qaran ee yareynta saameynta isbadalka cimilada oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Aqoon isweydaarsigan ku saabsan ka go’naanshiyaha Qaran ee yareynta saameynta isbadalka cimilada iyo istaraatiijiyadda qarashka ku baxa Soomaaliya oo uu soo qaban qaabiyay Agaasinka...

Tababar ku saabsan doorka haweenka ee Warbaahinta Digitalka ah oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Tababbarkaan oo ay soo qaban-qaabisay Waaxda Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirrigelinta Maalgashiga Dowlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya, iyada oo ay...

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminanyo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa soo gaaray magaalada Muqdisho si uu uga qeyb galo...

Hantidhawraha guud ee Qaranka oo loo doortay xil muhiim ah

Ururka Hay’daha Hantidhawrrada Guud ee Afrika ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan (AFROSAI-E) ayaa maanta Guddoomiyaha Golaha Maamulka ee saddexda sano ee...

Ugu Akhris Badan