Wasaaraddaย  Maaliyadda Hir-Shabeelle oo dbowr Hayโ€™adood Shaqa joojin ku sameeysayย 

Date:

Wasiirka Wasaaraddaย  Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad Giboleedka Hir-Sabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle ayaa shaqo joojin ku sameeyay 12 hayโ€™adood oo ka howlgalla degaannada Maamulkaas.

Qoraal kasoo baxay Wasiirka Maaliyadda Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu sheegay in hayโ€™adahaas ay dhowr jeer la xiriireen balse ay ka waayeen wax jawaab ah.

Wasiirka ayaa faray Hayโ€™addaha hoos ku qoray inay yimaadaan ama lasoo xiriiraan Wasaaradda Maaliyadda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale