Wararka

Guddiyada doorashada SEIT Galmudug iyo FEIT oo gaaray Gaalkacyo (Sawirro)

Wafdi isugu jira guddiyada doorashada ee heer dowlad goboleed (SEIT) ee Galmudug iyo kan heer federaal (FEIT) ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka...

Madaxweynaha dowlad degaanka soomaalida oo la loo doortay

Madaxweyne Mustafe Cumar ayaa loo doortay inuu hoggaamiyo Deegaanka Somalida Jigjiga shanta sano ee soo socota.,Madaxweyne Mustafe ayaa seddexdii sano ee lasoo dhaafay Deegaanka...

Afganistaan:Gabdhaha oo loo ogolaaday in ay ku laabtaan dugsiyada sare

Wasaaradda arrimaha gudaha Afghanistan ayaa sheegtay in gabdhaha loo oggolaan doono inay dhowaan dib ugu laabtaan waxbarashada dugsiyada sare ee dalkaasi. Qari Saciid Khosty oo...

Hindiya: 24 ruux oo ku dhintay daadad ku dhuftay gobolka Kerala

Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhimatay fatahaado ku dhuftay koonfurta Dalka Hindiya, kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen in wabiyadu ay buux...

Sawirro: Laftgareen oo la kulmay culumo u dhalatay Turkiga oo safar ku joogta Baydhaba

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa kulan la qaatay Culimo ka socday Dowlada aan Walaalaha nahay ee Turkiya oo...

Ugu Akhris Badan