Wararka

Wasiirka Qorheynta oo la kulmay hay’adaha Masiibooyinka Puntland+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Qorheynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya, mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay xubno ka socday Hay’adaha Gar-gaarka...

Wasiirka Haweenka oo Daah furtay Ololaha 16 Maali ee Ka Hor Tagga Tacadiyadaha Dumarka+(SAWIRRO).

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah furtay ololaha 16 maalin ee...

Kiisaska COVID-19 oo Dhaafay 60 Milyan Caalamka oo Dhan.

Tirada kiisaska COVID-19 ee dunida  ayaa dhaafay 60 million, sida arbacadii sheegtay jaamacadda Johns Hopkins. Jaamacadda fadhigeedu yahay Mareykanka ayaa diiwaan gelisay 60,186,902 kiisas oo...

Ethiopia oo Bilaabaysa Wajigii u Dambeeyay Howlgalka Gobolka Tigree.

Militiriga Ethiopia wuxuu bilaabi doonaa wajigii u dambeeyay howlgalka ka dhanka ah mucaaradka gobolka Tirgee, sidaa waxaa sheegay ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo bayaan...

Wasiirka Ganacsiga oo ka qeyb-galay Bandhiga cunnooyinka caalamiga ah oo lagu qabtay Turkiga+(SAWIRRO).

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya  Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa magaalada Istaanbuul ee Turkiga kaga qeyb-galay bandhigga cunnooyinka caalamiga ah oo...

Ugu Akhris Badan