Wararka

Taliyaha Ciidanka xoogga oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Guri-Cel

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janeraal Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan Taliyaha Guutada 15-aad iyo Taliyaha qaybta 21-aad ayaa la kulmay odayaasha iyo...

Qoorqoor oo digniin u diray maleeshiyaadka Ahlusunna

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa fariin adag u diray Ururka hubeysan ee Ahlusunna. Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in kooxo hubeysan aysan ka aqbali...

Kalluumeysiga sharci darada ah oo ku soo badanaya badda Soomaaliya

Qaar ka mid ah kaluumeysatada Soomaaliyeed ee ka jilaabta xeebaha bariga Mudug ayaa cabasho ka muujiyay koorka maraakiib shisheeye oo si sharci dara ah...

Galmudug oo Amartay in loo gurmado dadkii ka barakacay Guriceel

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad gobaleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid, ayaa furay Shirka agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo hay’adaha madaxa bannaan ee Galmudug oo maanta...

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradaha dalka oo yeeshay kulan looga hadlyay Tiirka arrimaha Bulshada ee XFS

Kulan ay ka soo qeyb galeen Agaasimeyaasha iyo mas’uuliyiinta Wasaraadaha iyo hay’adaha dowladda ee hoos taga Tiirka arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa...

Ugu Akhris Badan