Wararka

Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka Isbadalka Cimilada Adduunka

Shirka cimilada adduunka oo ka socda magaalada Glasgow ee Scotland, UK ayaa lagu tilmaamay shirkii ugu muhiimsanaa ee looga hadlo isbadalka cimilada ilaa 2015...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ogeysiis u dirtay Qurbajoogta Soomaaliyeed

Waaxda Qurbajoogta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay qabanaysaa kulan wadatashi oo ku qabsoomaya “Video conferencing” 20 bishan November oo looga...

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo kormeeray waddooyinka ku yaala Gaalkacyo “SAWIRRO”

Iyadoo maalmaha soo socda lagu wado in magaalada gaalkacyo laga bilaabo dhismaha waddooyin laami ah,kuwaas oo qeyb ka ah mashriicda horumarinta dagmada ee JPLG ...

Taliyaha Guutada 6-aad,Qaybta 60-aad CXDS oo maanta gaaray Magaalada Dhuusmareeb “SAWIRRO”

Taliyaha Guutada 6-aad, Qaybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Adan Abshir Nuure ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusmareeb waxaan Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur...

Kulankii labaad ee Qorshaha Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la daah furay

Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur ayaa daahfuray kulankii labaad ee looga arinsanaayo Qorshaha Waxbarashada Gobolka Banaadir ee...

Ugu Akhris Badan