Wararka

Wasiirka Caddaladda XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka Ergayga QM u qaalbilsan Soomaaliya

Wasiirka caddaladaa Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane  Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaar ah ee Qm u qaalbilsan arrimaha Soomaaliya,...

Madaxweynaha Puntland oo xarigga ka jaray Warshad sameysa mishiinka neefta “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xarigga ka jaray Warshadda Oxygen-ta sameysa oo Wasaaradda Caafimaadka ee Puntland ay ku soo kordhisay...

Iiraan oo sheegtay inay fashilisay Markab Mareykanku damacsanaa in uu afduubto

Iiraan ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in ciidamadooda ay fashiliyeen isku day Maraykanka  uu ku  damacsanaa in uu ku qabsado Markab siday shixnad...

Dowladda Uganda oo xir xirtay 48 Ruux

Dowladda Yugandha, ayaa xirtey 48 ruux, oo loogga shakisan yahay qarax bambaano, kaasoo uu ku dhintey hal qof, magaalada caasimadda ee Kambala, taasoo lala...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Kenya ee Soomaaliya xoojinta iskaashiga laba dhinaclaha

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Kenya u qaabilsan Jamhuuriyadda...

Ugu Akhris Badan