Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Guddiga Baarlamaanka Hirshabeelle u qaabilsan doorashada Aqalka Sare “SAWIRRO

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Doorashada Baarlamaanka ee Hirshabeelle. Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Guddiga kala hadlay...

Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Tansaaniya Iyo Angoola “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo safiirrada dalalka, Tansaaniya...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xallinta Khilaafaadka Dalka “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka ee Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka ayaa sharraxaad...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Turkiga uga qeyb galay xaflad tababar loogu soo xiray cutubyo ka tirsan CXD

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ahna Senatorka la soo doortay ayaa dalka Turkiga kaga qeyb galay Munaasabad Tababar loogu Soo Xerayay saraakiil...

Wasaaradda Shaqada oo dalbatay in la talaalo dhammaan shaqaalaha dowladda

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay dhammaan hey'adaha kala duwan ee dowladda ugu wargelineyso inay talaalaan...

Ugu Akhris Badan