Wararka

TOOS: DAAWO doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo goor dhaw bilaabanaysa

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku tartamayaan in ka badan...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ugu hambalyeeyey dhallinyarada Soomaaliyeed Maalinta SYL ee 15 May

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta 15-Ka May oo ku beegan aas-aaskii ururkii gobanimo doonka...

MADAXWEYNE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo taallada halgameyaashii SYL kaga qayb galay munaasabad lagu xusayey 79 guurada ka soo wareegtay aasaaska...

Madaxweynaha Puntland Siciiid Deni oo hambalyeeyay 15 May 2022 oo ku beegan aas,aaskii ururka SYL

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciiid Cabdullaahi Deni ayaa hambalyeeyay 15 May 2022 oo ku beegan as’aaskii ururka gobannima-doonka Soomaaliyeed ee SYL kaas oo la aas-aasay...

Shil Sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay duleedka Magalaada Qardho .

Inta la xaqiijiyey Laba Dhalinyaro ah oo lagu kala Magacaabi jiray Axmed Maxamed Ciise iyo Axmed Cabdinuur (Jii) ayaa ku geeriyooday shilgaari oo saaka...

Ugu Akhris Badan