Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo caawa Qaabilay Danjiraha dalka Taliyaaniga Amb Alberto Vecchi.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar...

SAWIRRO:Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo gurmadka abaaraha ee Soomaaliya oo la kulmay Guddiga Gurmadka Abaaraha.

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bin-aadannimada iyo gurmadka abaaraha ee Soomaaliya Mudane Xildhibaan Abdirahmaan Abdi Shakuur  ayaa la kulmay Guddiga...

Gudoomiye Sheikh Aadan madoobe oo maanta la kulmay wafdi ay hoggaaminayso u qaabilsanaha Midowga Yurub arrimaha geeska Africa.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay wafdi ay hoggaaminayso u qaabilsanaha Midowga Yurub arrimaha geeska Africa...

Ciidanka GORGOR oo gobolka shabeelada hoose deegaano kamid ah ku gubay Doomo ay isticmaali jireen Argagixisada Al-Shabaab .

Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee GORGOR, gaar ahaan ururka 7-aad, guutada 18-aad ayaa tuulooyinka Tawakal iyo Balow oo deegaanka Bariire hoostaga ka fuliyay,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY ERGEYGA GAARKA AH EE MIDOWGA YURUB U QAABILLASAN GEESKA AFRIKA.

Muqdisho, May 25, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah...

Ugu Akhris Badan