Wararka

Allaha u naxariistee Ex Senator Jawaahir Axmed Cilmi oo maanta ku geeriyootay dalka Hindiya

Allaha u naxariistee Ex Senator Jawaahir Axmed Cilmi ayaa maanta ku geeriyootay dalka Hindiya, halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku xanuunsaneed, sida ay...

Taliska ciidanka Booliiska Magaalada Gaalkacyo oo gacanta ku dhigay Kooxo burcad ah.

Taliska ciidanka booliiska dagmada Gaalkacyo ayaa faah- faahin ka bixiyay howlgalo lagu sugayay amniga oo ay ka sameeyeen Magaladaas sadaxdii maalmood ee u danbeysay. Inta...

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha ee Soomaaliya oo la kulmay Isu-duwaha Koonfurta Soomaaliya ee dalladda isku tagga...

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha ee Soomaaliya ayaa la kulmay Isu-duwaha Koonfurta Soomaaliya ee dalladda isku tagga hay’addaha...

SAWIRRO:Ra’iisulWasaare Rooble oo maanta goobjoog ka noqday munaasabad ay dowladda Imaaraadka Carabtu ay Soomaaliya ugu wareejinaysay lacag gaaraysa 9.6 Milyan oo Dollar.

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo goobjoog ka ahaa munaasabad ay dowladda Imaaraadka Carabtu ay dowladda Soomaaliya ugu wareejinaysay lacag...

Ergayga Gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bini’aadannimada iyo gurmadka abaaraha oo sheegay in abaarta dalka ka jirta ay saameysay 6.9...

Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bini'aadannimada iyo gurmadka abaaraha Mudane  Xildhibaan Abdiraxmaan Abdi Shakuur ayaa soo saaray warbixinta guud...

Ugu Akhris Badan