Wararka

Ciidamadaa Boliiska waa wehelka Shacabka (Warbixin)

20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada Boliiska oo ka mid...

Shir madaxeedka 38-aad ee Madaxda Urur goboleedka IGAD oo daqiiqado ka dib ka furmaya Jabuuti+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb galaya shir deg-deg ah oo waddamada xubnaha ka ah...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Jabuuti oo madaxda IGAD ay ku yeelanayaan shir aan caadi ahayn.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono shir...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta amniga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta ku guddoomiyay shir ku saabsan amniga oo uu ka qeyb galay Madaxweynaha Galmudug,...

Ciidanka Danab oo gacanta ku dhigay labo horjooge oo ka tirsan Al-Shabaab+(SAWIRRO).

Ciidanka Gaarka ah ee Kumaandooska Danab ayaa nolosha ku qabtay Labo horjooge oo Argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa aruurinta lacagaha baadda ah, kuwaasi oo lagu...

Ugu Akhris Badan