Wararka

Guddiga gurmadka Abaaraha iyo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo kulmay.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha, Md. Cabbdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee uu...

SAWIRRO:Wafdi uu Hogaaminayey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka oo Haatan Gaaray Magaalada Baydhabo.

Magaalada Baydhabo ee Caasimada Gobolka Baay Maanta waxaa gaaray Wafdi uu Hogaaminayey Agaasimaha Guud Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Shekh Maxamuud .     Wafdigaan waxaa qeyb ka...

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliska soomaaliya oo maanta xariga ka jaray Dhisme cusub oo lagu soo kordhiyey Xarunta Ciidanka Ilaalada Wadooyinka.

Waxaa Maanta Xaflad kooban ay ka dhacday Xarunta Ciidanka Ilaalada Wadooyinka taas oo lagu soo kordhiyay Dhisme cusub oo maanta la daah furay.   Munaasabadaan oo...

SAWIRRO:Ergayga Gaarka ah Ee Arimaha Gurmadka Abaaraha oo kulan maanta la yeeshay Safiirka Dowladda Imaaradka carabta ee Soomaaliya .

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee...

DHAGEYSO:Gudoomiyihii guddiga doorashada ee heer Federaal ee lakala diray oo sodhaweyeey kala dirstii Ra’iisalwasaaraha uu ku sameeyey.

Gudoomiyihii guddiga doorashada ee heer Federaal, Ee Xalay uu kala diray Ra’iisalwasaaraha dalka Mudane Mohamed Hussein Rooble Muuse Geelle Yuusuf, ayaa soodhaweeyey kala diristii...

Ugu Akhris Badan