DEG-DEG-Kulankii Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaliya oo kooram La’aan u baaqday.

Date:

Kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS  ayaa u baaqday Maanta kooram La’aan, waxaana Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheikh Aadan Madoobe uu sheegay in Xildhibaanada badankood ay safaro ku Maqanyihiin sidaasna uu u baaqday   shirkii Golaha maanta la filayey in uu qabsoomo.

 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo xildhibaanada la hadlay ayaa sheegay in kulanka maanta uusan qabsoomi karin maadaamaa xildhibaanada kulanka soo xaadiray aanu dhameyn tiro ahaan Intii loogu talo galay inuu kulanka ku furmo oo ah 139-mudane.

 

Ajendaha Kulanka Maanta  baaqday ee Xildhibaannada ayaa waxaa looga hadli rabay  Akhrinta Xeer hoosaadka Golaha Shacabka, iyada oo Xildhibaannada xalay loo diray farriin ah inay kulanka soo xaadiraan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...