Wararka

Fursad Shaqo oo ka banaan Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Buslahada

  Wasaaradda:                   Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Buslahada Waaxda:                          Maamulka & Maaliyadda Jagada:                                        Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Goobta Shaqada:            Mogadishu, Soomaaliya   DULUCDA: Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Buslahada...

Degmada Shibis oo u soo baxday kamadanbeesta Tartanka kubada gacanta

Degmada Shibis ayaa u soo baxday kama dambeysta tartanka kubbadda Gacanta ee Degmooyinka iyo deegaanada Gobolka Banaadir 2021. Degmada Shibis ayaa Degmada Warta Nabadda uga...

Taliyaha Ciidanka xoogga oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Guri-Cel

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janeraal Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan Taliyaha Guutada 15-aad iyo Taliyaha qaybta 21-aad ayaa la kulmay odayaasha iyo...

Qoorqoor oo digniin u diray maleeshiyaadka Ahlusunna

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa fariin adag u diray Ururka hubeysan ee Ahlusunna. Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in kooxo hubeysan aysan ka aqbali...

Kalluumeysiga sharci darada ah oo ku soo badanaya badda Soomaaliya

Qaar ka mid ah kaluumeysatada Soomaaliyeed ee ka jilaabta xeebaha bariga Mudug ayaa cabasho ka muujiyay koorka maraakiib shisheeye oo si sharci dara ah...

Ugu Akhris Badan