Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo Warbixin ka dhageystay Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga la socodka Dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Guddiga Madaxa Bannaan...

Wasiiru dowlaha Ganacsiga oo ka qeyb galay shir weynaha labaad ee haweenka Ganacsatada+(SAWIRRO).

Wasiiru-dawlaha Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta ka qeyb-galay shir-weynihii labaad ee haweenka ganacsatada Soomaaliyeed oo ka...

Jadwalka Doorashooyinka 2020/21 ee Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka Barlamaanka JFS oo la shaaciyay+(SAWIRRO).

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) isagoo tix gelinaya heshiiskii 17kii Sebteembar 2020 ee ay wada gaareen Golaha Wadatashiga Qaran oo ka koobnaa Madaxda...

Xulalka Jubbaland iyo Puntland oo bar-baro galay.

Kulanka ka tirsan tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedkada oo ka soconaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa galabta foodda is daray xulalka kubadda Cagta Jubbaland...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo furay kulan lagu ansixinayey sharciga Qaran ee baarista iyo ilaalinta Hilibka+(SAWIRRO).

Shirkan oo u jeedkiisu ahaa katashiga iyo ka doodidda qodobada ku darista ama ka badalka u baahan si loo ansixiyo sharciga Qaranka ee baarista...

Ugu Akhris Badan