Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

Maareeyaha Maamulka & Amniga Garoonka Aadan Cabdulle Cabdinaasir Maxamuud Gureey iyo Safiirka Mareykanka Soomaaliya Larry Andre oo ku Kulmay Gudaha Garoonka.

Maareeye Cabdinaasir Maxamuud Gureey oo ay wehlinayeen Maareeye Ku Xigeenka Maamulka Guud & Amniga Garoonka Aadan Cabdulle iyo Taliyaha Saldhigga Airport-ka ayaa kulan kula...

Guddiga KMG ee Miisaaniyadda Labada Aqal BJFS ayaa Maanta la kulmay Wasiirka Maaliyada Soomaaliya.

Muqdisho-Juun-18-6-2022:Guddiga KMG ee Miisaaniyadda Labada Aqal BJFS ayaa Maanta Markii 3aad la kulamay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle. Kulanka oo Ajandihiisu Ahaa. Falanqeynta Miisaaniyadda...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Magaaladda Adis Ababa ee dalka Itoobiya u kaga qeybgalay Shirweynaha Booliiska Adduunka ee Interpol.

Muqdisho-Juun-18-6-2022:Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa gaaray Magaaladda Adis Ababa ee dalka Itoobiya,...

Maamulka Gaalkacyo oo la kulmay Gudiyada kaamamka barakacyaasha ee Magaalada Gaalkacyo.

MUQDISHO-JUUN-2022:Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Oo ay wehliyaan agaasimaha Waaxda arimaha bulshada,Madaxa qeybta barakacyaasha Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ayaa Maantay...

SAWIRRO:Maamulka Dhuusamareeb oo gurmad gaarsiyey Degmada Baxdo.

MUQDISHO-JUUN-2022:Gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa caasimada Galmudug mudane Abdirahman Ali Mohamed"Geedaqorow"oo ay wehliyaan gudoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo wasiiro kamida xukumada Galmudug ayaa maanta gaaray...

Ugu Akhris Badan