Wararka

Mudane Rooble oo Hambalyo U Diray Ra’iisul wasaaraha Cusub.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay mudane Xamse Cabdi Barre oo caawa Madaxweynaha Dalka u magacaabay in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha Dalka. “Waxaan...

Madaxweyne Xasan oo Xamsa Cabdi u magacabay Ra’iisul Wasaaraha Dalka

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul Wasaaraha Dalka u magacaabay Dr Xamsa Cabdi Barre. Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Ra’iisul Wasaaraha cusub inuu Alle...

Wafdi ka Socda Hay’adda Caafimaadka Aduunka oo Gaaray Dhuusamareeb.+”SAWIRO”

Waxaa maanta Magalada Dhusamareeb ee Caasimad Galmudug garay wafdi balaran oo ka socda hey'adda Qaramada midoobe u qaabilsan Caafimaadka Aduunka ee WHO oo u...

Golaha Shacabka Soomaliya Oo dood ka yeeshay xeer hoosaadka Golaha

Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa ka furmay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 11-aad ee Golaha Shacabka, kaas oo uu shir gudoominayo Guddoomiyaha Golaha...

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha oo gaaray Degmada Buulo Burde+”SAWIRO”

Waxaa Maanta degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka...

Ugu Akhris Badan