Wararka

Maamulka Gaalkacyo oo la kulmay Gudiyada kaamamka barakacyaasha ee Magaalada Gaalkacyo.

MUQDISHO-JUUN-2022:Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Oo ay wehliyaan agaasimaha Waaxda arimaha bulshada,Madaxa qeybta barakacyaasha Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ayaa Maantay...

SAWIRRO:Maamulka Dhuusamareeb oo gurmad gaarsiyey Degmada Baxdo.

MUQDISHO-JUUN-2022:Gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa caasimada Galmudug mudane Abdirahman Ali Mohamed"Geedaqorow"oo ay wehliyaan gudoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo wasiiro kamida xukumada Galmudug ayaa maanta gaaray...

Maamulka Baxdo oo soo bandhigay meydadka xubnihii argagixisada looga dilay dagaalkii shalay, saanad ciidan iyo maxaabiis nool.

MUQDISHO-JUUN18-6-2022:Maamulka degaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida ee ku sugan degaankaas ayaa maanta goob fagaare ah ku soo bandhigay, meydadka...

Magaalada Baxdo oo shalay lagu laayey Argagixisada Al-Shabaab oo maanta Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare looga Fariistay..

Muqdisho-Juun-18-6-2022:Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxa maanta loo fariistay imtixaanka kama dambeysta ah ee Dugsiyada Sare, waxana tirada ardeyda u fariisatay ay dhanyihiin 35,000...

Kormeerihii imtixaanada Gobolka Shabeelaha Hoose uqaabilsanaa wasaaradda waxbarashada Koonfur-galbeed oo lagu dilay Afgooye.

MUQDISHO-JUUN18-6-2022-:Kormeerihii Waxbarashada Gobolka Sh/Hoose Cali shanloow ayaa lagu Dilay  Maanta degmada Afgooye ee gobolka  Shabeellaha Hoose Sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka...

Ugu Akhris Badan