DHAGEYSO:Wasiirka gargaarka Jubbland oo Faah-faahin ka bixiyay Shirar uu uga soo qeybgalay dalka Kenya

0

MUQDISHO-21-6-2022:Wasiirka wasaaradda Gargaarka maaareynta iyo masoobooyinka Dowladd Gobaleedka Jubbalnad Cabdirahmaan Cabdi Axmed oo wareysi gaar ah siyay warbaahinta qaranka ayaa Faahfaahin ka bixiyay Shirar deeq bixiyasha Caalamka  oo  loogu ololeenayay sidii dadka abraaha saameeyeen ay ku heli lahaayeen adeegyo deg deg ah iyo sidii xal waare loogu heli lahaa abaarahaas.

Dhageyso Wasiir Abdirahmaan oo arrintaa ka hadlaya iyo sida ka jubbaland ahaan ay u sameeysey Abaaraha.