Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

Qaramada Midoobay oo sheegtay in ay raadineyso lacag dhan 993.3 milyan si loogu gurmado dadka abaraha soomaliya ku saameyeen.

MUQDISHO-JUUN-25-6-2022-:Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa sheegtay Jimcihii in ay raadinayso 993.3 milyan oo doolarka Maraykanka ah si ay u bixiso gargaar naf-badbaadin...

Mareykanka oo maxbuus ku wareejiyay ururka Talibaan

Muqdisho-Juun-25-6-2022-:Ururka Taliban ee xukuma Afghanistan ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in dawladda Maraykanku ay xabsiga Guantanamo Bay ee ku yaalla dalka Cuba ay ka sii...

Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta la filayo inay codka kalsoonida u qaadaan ra’isal wasaaraha cusub.

MUQDISHO-JUUN-25-6-2022-:Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS ayaa maanta oo sabti ah yeelanaya mid kamid ah kulamadooda kaas oo ah mid xasaasi ah. Kulankaan ayaa ajandihisa waxa uu...

Golaha Shacabka oo berri Codka kalsoonida u qaadayo Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban.

Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta berri ah uu jiro Kulan-weynihii Golaha, kaasi oo ka qabsoomi doono xarunta Villa Hargeysa. Ajendaha...

Madaxweynaha JFS oo Laga Helay Covid-19.

Madaxwaynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta laga helay COVID-19. Xaaladda caafimaad ee Madaxwaynaha JFS ayaa ah mid fiican isaga oo aan dareemayn wax...

Ugu Akhris Badan