Wararka

Wafdi ka socda Galmudug oo kormeeray dekadda magaalada Hobyo+(SAWIRRO).

Wafdi ka socda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Dekadda Degmada Hobyo, halkaasi oo ay ku soo xiratay Dooni Ganacsi muddo...

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo ka hadashay dardar gelinta howlaha la tacaalidda COVID-19+(SAWIRRO).

Kulanka todobaadlaha ah ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo ay maanta wadajir u shir-guddoominayeen Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Axmed Mire Cali “Faafaale” iyo Wasiir Ku-xigeenka  Wasaaradda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ugu baaqday Puntland iyo Jubaland in ay kusoo biiraan shirka wadatashiga

Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale ugu yeeraysaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland in ay ku soo biiraan shirka wadatashiga ah ee...

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo qabatay kulan Wacyi gelinta Covid-19.

Kulunka Waciyigalinta Cudurka dilaaga ah ee Corona Virus ayaa maanta ka dhacey Magaalada Baydhabo waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyey Wasaaradda Caafimaadka Maamulka...

7 xubnood oo ka tirsan guddiga doorashada ee Niger ayaa ku dhintay qarax.

Toddobo xubnood oo ka tirsan guddiga doorashada ee Niger ayaa ku dhintay qarax ka dhacay dalkaas sidoo kalena waxaa dhaawacmay 3 kale. Sida laga soo...

Ugu Akhris Badan