Wararka

Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka oo maanta xilkii ku wareejiyey Ra’isulwaraha cusub ee dalka mudane Hamse Abdi Barre

Muqdisho-Juun -27-6-2022:Ra'iisulwasaarihii hore ee Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka si rasmi ah ugu wareejiyey Ra'iisulwasaaraha cusub ee XFS Hamse Cabdi Barre, Waxaana...

SAWIRRO-Wariyaashii shalay ku dhawacmay qaraxii ka dhacay Hiiraan oo muqdisho la keenay

Muqdisho-juun-28-6-2022-:Iyada oo la Fulinaayo Amarkii Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe waxaa Magaalada Muqdisho laga soo dajiyay dhaawacyada Wariyaashii shalay wax yeelada ka...

Hirgalinta xarumo looga talagalay horumarinta waxbarashada culuumta diinta islaamka oo Gaalkacyo ka socanaya

Muqdisho-Juun-28-6-2022-:Xaruntaan oo qeyb ka Ah xarumaha loogu talagalay sare u qaadista Barashada culuumta diinta islaamka isla markaana dhismaheeda ay si isxilqaan ah uga qeyb...

SAWIRRO:Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo maanta kormeeray xarunta cusub ee xukuumadda iyo Ra’iisul Wasaaraha oo oo heer gabo-gabo ah maraya.

MUQDISHO-JUUN-28-6-2022-:Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Ra’iisul Wasaaraha xilka wareejinaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta  kormeeray xarunta cusub ee...

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo kulan la qaatay Taliska Ciidanka Booliska maamulka Puntland .

Muqdisho-Juun-28-6-2022:Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa  xalay  kulan la qaatay Taliska Ciidanka Booliska Dowladda Puntland .   Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga Mudane...

Ugu Akhris Badan