Wararka

RW Xamse oo Qaabilay Danjiraha Sacuudiga Ee Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Bin Axmed Almuwallad...

Wadan Dhaca Qaaradda America Oo Codsi Usoo Diray Soomaaliya +SAWIRO.

Jamhuuriyadda Chile ee Koonfurta America oo Codsi Diplomaasiyadeed oo Rasmi ah Usoo Dirtay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Addis Ababa – 05 July, 2022: Ku Simaha Safiirka...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeyb-galay shir madaxeedka IGAD oo maanta ka dhacay dalka Kenya

MUQDISHO,05,07,2022-Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qayb galay meertada 39aad ee Shir Madaxeedka...

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Abuukar Subeer oo maanta xilkii la wareegay

Muqdisho:05,07,2022,Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Abuukar Subeer ayaa xilka kala wareegay maanta Xoghayihii hore ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Mudane...

Madaxweynaha Hiirshabelle oo maanta qaabilay Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho: 05, Luulyo, 2022: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe...

Ugu Akhris Badan