Wararka

Wasiirka Wasaaradda Qorhseynta ayaa maanta daahfuray kullan wada tashi ah oo lagu xaqiijinayo Mudnaansiinta Istaaraajiyada  Xalka-waara ee Dalka+(SAWIRRO).

Kulankan watashiga ah oo lagu xaqiijinayay Istaraatijayada Qaranka ee xalka-waara ayaa maanta lagu qabtay magaalada muqdishu kaasoo socon doonto muddo labo cisho ah, waxaa...

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo la saxiixatay shirkadda Hope Labs Group+(SAWIRRO).

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta saxiixay heshiis Iskaashi ah oo ay wasaaraddu la saxiixatay shirkadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo la kulmay Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Isniin ah kula kulmay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka...

Wasiirka Haweenka: Way Naga go’an tahay Xaqiijinta 30% ee Qoonddada Dumar ee Siyaasadda+(SAWIRRO).

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha,xukuumadda Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa booqasho ku joogta Dawlad Goboleedka Puntland ayaa u jeedka socdaalkeeda wuxuu...

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo beeniyay in dad shacab ah lagu laayay gobalka Tigray.

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa baarlamaanka dalkaas u sheegay in ciidamada dawlada Itoobiya aysan hal qof oo rayid ah ku dilin howl gallada...

Ugu Akhris Badan