Wararka

Wasaaradda Gaashaandhiga XFS ayaa Muqdisho ku qabatay Tababar ku saabsanaa Xoojinta Dadaalada ka Hortagga Askareynta Caruurta.

Tababarkan Waxaa Daah-furay wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xil.Maxamed Cali Xagaa waxaana ka qeybgalayay Saraakiil ka Socotay Taliska Ciidanka XDS iyo Xubno ka Socday Wasaaradda...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo koobka degmooyinka Gobolka Banaadir gudiinsiiyey degmada Shingaani+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay daawashada dhammaadka tartanka ciyaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir. Tartankan oo ay ku guuleysatay...

(AKHRISO) Maxaad kala socotaa saynisyahanadii Iiraan ee la dilay?.

Dilka loo geystay caalimkii Nuclear-ka Iiraan Muxsen Fakhri Zadeh, wuxuu caalamka dib u xasuusiyay musalsalkii dilka ee lala beegsan jiray Saynisyahanada u dhashay dalka...

Wasiirka Wasaaradda Qorhseynta ayaa maanta daahfuray kullan wada tashi ah oo lagu xaqiijinayo Mudnaansiinta Istaaraajiyada  Xalka-waara ee Dalka+(SAWIRRO).

Kulankan watashiga ah oo lagu xaqiijinayay Istaraatijayada Qaranka ee xalka-waara ayaa maanta lagu qabtay magaalada muqdishu kaasoo socon doonto muddo labo cisho ah, waxaa...

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo la saxiixatay shirkadda Hope Labs Group+(SAWIRRO).

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta saxiixay heshiis Iskaashi ah oo ay wasaaraddu la saxiixatay shirkadda...

Ugu Akhris Badan