Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR USOO XIRAY SARAAKIIL IYO SARAAKIIL XIGEENNO KA TIRSAN CXDS

Muqdisho, Luuliyo 31, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qaabilay James Swan

Muqdisho-31-7-2022:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay u...

Jubbaland oo magacowday guddiga qaban qaabada aaska Alle ha u naxariistee Wasiirkii arimaha Gudaha maamulkaas oo shalay geriyooday

MUQDISHO-31-7-2022-:Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada aaska Alle ha u naxariistee Wasiirkii arimaha Gudaha Federaalaynta...

Laamaha Amniga Muqdisho oo degmada kaaran ku qabtay dad lagu eedeeyey inay dhac geysanayeen

Muqdisho-31-7-2022-:Maamulka Degmada Kaaraan  oo gacan ka helaya Talisyada Ciidamada Booliska iyo Nabadasugida Gobolka Banaadir Ayaa xalay Howlgal balaaran oo amniga lagu xaqiijinaayo ka sameeyey ...

Galmudug iyo Dowladd deegaanka Soomaali Galbeed oo iska kaashanaya dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho-30-7-2022:-Kulan u dhaxeyay Maamulka Galmudug iyo dowladd degeenka Soomali Galbeed ayaa manta ka qabsomay Duleedka deeganka Kaxan dhaale . Kulankaan waxaa diirada lagu saaray sida...

Ugu Akhris Badan