Wararka

Dhul gariir xooggan oo ka dhacay Australia

Dhul gariirka oo halbeegiisu lagu sheegay 5.9 Rector Scale, oo laga dareemay magaalladda Melbourne ee Caasimadda u ah Gobalka Victoria ee dhaca Koonfurta Galbeed...

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey meertada 76-aad ee golaha guud ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 76-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kaga hadlay Geeddi...

Jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo la shaaciyey

Guddiga maamulka doorashada kuraasta labada Aqal ee Somaliland ayaa soo saaray jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobollada waqooyi, taas oo la guda gelayo...

Wasaarada Caafimaadka Puntland oo dugsiga Xorgoble ka bilawday bixinta talaalka Covid19

Wasaarada Caafimaadka dawlad goboleedka Puntland, ayaa dugsigga tababarka Xorgoble ee magaalada Qardho waxay ka bilawday bixinta talaalka Covid-19, si ay hoos ugu dhacdo khatarka...

Shir Muqdisho uga furmay guddi kasoo shaqeynaya ka bixitaanka AMISOM ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Muqdisho shir uga furay Guddi Farsamo oo ka kala Socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga...

Ugu Akhris Badan