Wararka

Kulan looga hadlayay dardar galinta shaqada iyo horumarinta oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo ay Weheliyaan Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Iyo Xoghayaha Dowladda Hoose ayaa Kulan isla Xisaabtan iyo isxog...

Wasiirka Gaashaandigga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo boggaadiyay Howlgallada Ciidanka Xoogga ka fuliyeen Gobalka Hiiraan

MUQDISHO, 20.08.2022:- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray wuxuu...

Madaxweyne Guudlaawe oo maanta Degmada Maxaas ka dhagax dhigay Elaboor diyaaradeed oo dhawaan halkaasi laga dhisi doono

Madaxweynaha Dowladd goboleedka  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta Degmada Maxaas ka dhagax dhigay Elaboor diyaaradeed...

WFP oo markale digniin ka soo saartay Abaaraha ka jira Geeska Afrika

Hay’adda Cunnada Adduunka WFP, ayaa ka digtay Abaaro daran oo ay halis ugu jiraan dad gaaraya 22 milyan oo qof oo ku nool Geeska...

Wasiir Fiqi” Waxaan uga digayaa maleeshiyada Al-shabaab in aysan carqaladeyn arrimaha gargaarka”

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siinayay warbaahinta Qaranka ayaa maleeshiyada Al-shabaab uga digay in aysan carqaldeyn gargaarka...

Ugu Akhris Badan