Wararka

XFS oo shaacisay qasaaraha ka dhashay qarixii Hotel Hayaat

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Mudane Dr Cali Xaaji Aadan, ayaa sheegay in tirada guud ee geerida ay gaareyso Weerarkii Hotel Hayaat...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayna qayb ka yihiin Xildhibaano iyo Wasiirro ka tirsan Maamulkaas ayaa maanta soo gaaray...

[DHAGEYSO]Taliyaha Booliska Soomaaliya oo ku dhawaaqay in la soo afjaray weerarkii Hotelka Xayaat

Taliska Booliska Soomaaliya  ayaa sheegay in la soo afjaray  xubnihii katirsanaa Argagixisada  Al-Shabaab ee weerarka Bahalnimada ah ku qaaday Hoteelka Hayaat ee  ku yaalla...

[DHAGEYSO] Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

Qarax bambaano oo xalay lagu weeraray guri ku yaal magalada ksimaayo oo uu daganaa sarkaal katirsan jubbland waxaa ku geeriyooday sadax caruur ah oo...

Isku duwaha guud ee Xafiiska Ergeyga gaarka ah oo maanta 40 Konteenar oo ay jirto deeq gargaar ah ku wareejiyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS

M???????, ?? ??????? , ????:- Isku duwaha guud ee Xafiiska Ergeyga gaarka ah Abdusalam Salwe oo uu wehliyo Kaaliyaha gaarka ah ee Ergeyga Dalmar...

Ugu Akhris Badan